Urur dhaqameedka

        Soomaalida ee

            Bariga Vantaa

 

 

  

 

                                                                        

Guriga    Somali   Suomi   Dhadooyinka  Cinwanada

 

Urur dhaqameedka bariga Vantaa waxaa la aasaasay sannadkii 1999, ujeedooyinka loo aas-aasayna waxaa ka mid ahaa haqabtirka baahida dadka Soomaliyeed ee ku nool bariga magaalada Vantaa.

 

Waxqabadka ururka waxaa ka mid inuu caruurta ka saacido dhanka waxbarashada, dhaqanka, cayaaraha, sidoo kale diyaarinta xafladaha ciidaha, seminaarada iyo safarada xilliga xagaaga.

 

 

 

qeybta caruurta 

 

qeybta cayaaraha

    

qeybta haweenka

                       

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 Xubnaha wadashaqeynta

 

Booliska

Midowga ururada

Xiriiriyaasha ajnabiga

 

Xarunta dhalinyarada

 

Maktabada

 

Guddiga deegaanka

 

Magaalada Vantaa

Copyright©2009 itä-vantaa somalikulttuuriyhdistys